Barashada Dahaarada icon

Barashada Dahaarada

4.0

Dahaaradu la giữa maaha nadaafada, cách ka xeeldheer tahay, waa u muhiim qofka.

App Information

Phiên bản
Cập nhật
07 th 10, 2020
Nhà phát triển
Lượt cài đặt
100.000+

App Names

App Description
Cutubkan Barashada Dahaaradu waxa uu ka mid yahay Silsilad Fiqi ah, oo aanu soo wadno, taasi oo magaceedu guud uu yahay BARO HAB-DHAQANKA NOLOSHAADA.
Dahaaradu waxay u qaybsantaa laba nooc:
- Qalbiga oo laga nadiifiyo: xaasidnimada, naceybka iyo ceebaha.
- Iyo Jidhka ama Weelka oo laga nadiifiyo wasakhda (Tani waa ta cibaadada lagu banaysto, sida; gudashada salaada, Iyo wixii la mid ah...)
Đọc thêm