Ilays Xisaab - Buug Xisaab 7aa icon

Ilays Xisaab - Buug Xisaab 7aa

3.0

Abdiwahab Wadar Amey (M.Sc) has prepared you this Maths Book of ilays Xisaab

App Information

Version
Update
Nov 21, 2020
Developer
Category
Installs
10,000+

App Names

App Description
Abdiwahab Wadar Amey (M.Sc) has prepared this Mathematics book from Grades 7 and 8 of the Somali Regional State of Ethiopia Curriculum. For sure it will help you.

Ilays Xisaab waa buug uu kuu diyaariyay C/wahaab Wacdar Camey oo ah Master injineer ah, Ilays Xisaab waa buug kuu fududeynayo barashada xisaabta fasalada 7aad iyo 8aad. Buugan ilays Xisaab waxa uu ka koobanyahay in kabadan 400 bog oo wakhti iyo maalba ay kaga baxday qoraaga. Maanta waxaa diyaar kuu ah Buuga ilays Xisaab oo kaaga baahan oo kaliya in aad soo dajisato adiga oo taabanayo Batanka Cagaaran ee ay ku qorantahay install.

Buuga Ilays Xisaab si uu uhormaro una gaadho arday badan oo ubaahan kaliya ku taageer in aad ku qiimayso shan xidigood adiga oo tilmaanta raacaya. Ilays Xisaab waa buugaada. ilays xisaab waa buugeena, ka qayb qaado in aan si wada jir ah udhisno mustaqbalka carruurteena. Ilays Xisaab waa furaha maadada xisaabta haddii aad arday tahay ama haddii aad macalin tahayba.
Read more